Cilmi Boodhari Songtext
von ADDE JAMA
Cilmi Boodhari Songtext
Caashaqa haween waa
Horuu caadil soo rogaye
Sayidkii cirshiga nuuray
Iyo caliba soo gaadhye
Cidla lagama beereen
Dadkoo cuudi waaxidahe
Waxa caynba cayn looga
Dhigay hays cajabiyeene
Soomaalidaa caado xume
Iguma caydeene way′
Abuteeristi waa gooni
Maree cishiqi keenayaa
Badoow waaridkii naaree
Serigii doo mareenaya
Sidii geel hayamoo
Wax badan
Hawdka miranaayey
Ama haro la soo joojiyoo
Kuraygu heesayo
Oo hoobey loo qaaday iyo
Hadal walwaaleedka
Hadii hawl yaraan idin
La tahay aniga way hooge
Hebla markaad tidhaah daan
Ba waan soo hinqanayaaye
Abuteeristi waa gooni
Maree cishqi keenaya
Badoow waaridkii naaree
Serigii doo mareenaya
Midii aad hurdada uga
Go'daye gama kuu diiday
Midii aad gayaankaba unac
Daye garabka eegaysay
Midii nabarka kuu gaysatay
Halista u gaadhay
Galabtaba hadii ay kaa tag
Tayoo gacanta ka taagtay
Nacas eehadi ay kaa tag
Taye gacanta ka tagtay
Hadaad dhimato geeridu
Marbay nolosha dhaantaye
Nafyahay guuldaradu haysata
Hay gunuunucin dheh
Abuteeristi waa gooni
Maree cishqi keenaye
Badoow waaridkii naaree
Serigii mareenaya
Intaan samo ka talinaayey
Maxay talo i segaysay
Sida aabahay sulub
Ku dhacday cadowna
Seeteyey
Saqda dhexe maxaan
Reemay oon seexan
Kari waayey
Maxaan saban colaad
La iiga rabay sahashadoon
Daayey
Maxaan saabka buuxsamey
Maxuu sun iyo boog
Daacay
Maxaa sabab aad leedahay
Darteed sahanku xoogobay
Nin ilaah miciin kiisa baan
Balaba saaqayne
Rabibaa iseejaye
Maxaa dhimasho la ii
Saadshay
Waxba nacabkan ha u sacabo
Tumin qoolka kuu sida, e
Ka soo noqo saraar iyo
Nugaal waan ku sugayaa
Dheh
Abuteeristi waa gooni
Maree cishqi keenaye
Badoow waaridkii naaree
Serigii mareenayaa
Hadii qurux la daawado
In uun aadmi ku qancayo
Ama ili wax qaba nayso
Oon lagu qaboobayo
Anigaba qadran soo
Arkiyo qararkii hodane
Hablayahow halki qoomanayd
Baad i qabateene
Qalbigaan bugsiinaayey
Baad qac iga siiseene
Qosolka yar yari waa waxaad
Nagu qaldaysaane
Inaan ebbahay idin
Qatalin qariya laabtiina
Sida go′ aygii tihiyo
Macawistan goostay
Ama aad gudkii aakhiriyo
Geeri iga baajin
Gardariye maxaan ina cabdiyey
Kaaga go'i waayey
Abuteeristi waa gooni
Maree cishqi keenaye
Badoow waaridkii naaree
Serigii mareenayaa
Inanyahay awoodaysataye
Diiday amarkayga
Inanyahay abaalkaan ugalay
Gudi aqoon wayday
Inanyahay intayda xun darteed
Fulinin eedayda
Aramida ihaysiyo naxligan
Jiifa adhaxdayda
Urugadan badnaatee intaa
Taalo agahayga
Niyadaydan aayaha xun lee
Agagaf deegaanshay
Ma ilaawo nooluhu waxuu
Yeelo aadmiguye
Maanta iga adkaatoo wakhtigu
Aabe kuu noqoye
Nabsigii albaabada furay baa
Aayar soo xidhiye
Markaasaan aarsandoonaa
Hadaan mowdku ii' imane
Nabsigaad gashaa waa danbuu
Kugu gadootaaye
Intaan waa ku daba gaanbiyaa
Gaadhna kaa yahaye
Gabashuu dabeed kugu dilaa
Kuguna gaadaaye
Waxaad geysatuu kaa guraa
Goori iyo ayaane
Horuu caadil soo rogaye
Sayidkii cirshiga nuuray
Iyo caliba soo gaadhye
Cidla lagama beereen
Dadkoo cuudi waaxidahe
Waxa caynba cayn looga
Dhigay hays cajabiyeene
Soomaalidaa caado xume
Iguma caydeene way′
Abuteeristi waa gooni
Maree cishiqi keenayaa
Badoow waaridkii naaree
Serigii doo mareenaya
Sidii geel hayamoo
Wax badan
Hawdka miranaayey
Ama haro la soo joojiyoo
Kuraygu heesayo
Oo hoobey loo qaaday iyo
Hadal walwaaleedka
Hadii hawl yaraan idin
La tahay aniga way hooge
Hebla markaad tidhaah daan
Ba waan soo hinqanayaaye
Abuteeristi waa gooni
Maree cishqi keenaya
Badoow waaridkii naaree
Serigii doo mareenaya
Midii aad hurdada uga
Go'daye gama kuu diiday
Midii aad gayaankaba unac
Daye garabka eegaysay
Midii nabarka kuu gaysatay
Halista u gaadhay
Galabtaba hadii ay kaa tag
Tayoo gacanta ka taagtay
Nacas eehadi ay kaa tag
Taye gacanta ka tagtay
Hadaad dhimato geeridu
Marbay nolosha dhaantaye
Nafyahay guuldaradu haysata
Hay gunuunucin dheh
Abuteeristi waa gooni
Maree cishqi keenaye
Badoow waaridkii naaree
Serigii mareenaya
Intaan samo ka talinaayey
Maxay talo i segaysay
Sida aabahay sulub
Ku dhacday cadowna
Seeteyey
Saqda dhexe maxaan
Reemay oon seexan
Kari waayey
Maxaan saban colaad
La iiga rabay sahashadoon
Daayey
Maxaan saabka buuxsamey
Maxuu sun iyo boog
Daacay
Maxaa sabab aad leedahay
Darteed sahanku xoogobay
Nin ilaah miciin kiisa baan
Balaba saaqayne
Rabibaa iseejaye
Maxaa dhimasho la ii
Saadshay
Waxba nacabkan ha u sacabo
Tumin qoolka kuu sida, e
Ka soo noqo saraar iyo
Nugaal waan ku sugayaa
Dheh
Abuteeristi waa gooni
Maree cishqi keenaye
Badoow waaridkii naaree
Serigii mareenayaa
Hadii qurux la daawado
In uun aadmi ku qancayo
Ama ili wax qaba nayso
Oon lagu qaboobayo
Anigaba qadran soo
Arkiyo qararkii hodane
Hablayahow halki qoomanayd
Baad i qabateene
Qalbigaan bugsiinaayey
Baad qac iga siiseene
Qosolka yar yari waa waxaad
Nagu qaldaysaane
Inaan ebbahay idin
Qatalin qariya laabtiina
Sida go′ aygii tihiyo
Macawistan goostay
Ama aad gudkii aakhiriyo
Geeri iga baajin
Gardariye maxaan ina cabdiyey
Kaaga go'i waayey
Abuteeristi waa gooni
Maree cishqi keenaye
Badoow waaridkii naaree
Serigii mareenayaa
Inanyahay awoodaysataye
Diiday amarkayga
Inanyahay abaalkaan ugalay
Gudi aqoon wayday
Inanyahay intayda xun darteed
Fulinin eedayda
Aramida ihaysiyo naxligan
Jiifa adhaxdayda
Urugadan badnaatee intaa
Taalo agahayga
Niyadaydan aayaha xun lee
Agagaf deegaanshay
Ma ilaawo nooluhu waxuu
Yeelo aadmiguye
Maanta iga adkaatoo wakhtigu
Aabe kuu noqoye
Nabsigii albaabada furay baa
Aayar soo xidhiye
Markaasaan aarsandoonaa
Hadaan mowdku ii' imane
Nabsigaad gashaa waa danbuu
Kugu gadootaaye
Intaan waa ku daba gaanbiyaa
Gaadhna kaa yahaye
Gabashuu dabeed kugu dilaa
Kuguna gaadaaye
Waxaad geysatuu kaa guraa
Goori iyo ayaane
Writer(s): Adde Jama Lyrics powered by www.musixmatch.com